Wiil 7 jir ah oo sanad gudihiis si fudud ku sameeyey 22 Milyan oo dollar (Daawo Sawirro)

Wiil 7 sanno jir ah oo ka faallooda qalabka ay carruurta ku ciyaaraan ayaa la sheegay inuu noqday qofka lacagta ugu badan ka sameeyay sanadkan barta Youtube sida ay qortay majalladda Forbes. Ryan ayaa ka sare maray dadka Youtube-ka caanka ka ahaa sida ninka lagu magacaabo Jake Paul kaasoo uu ka sareeyay lacag dhan nus … Continue reading Wiil 7 jir ah oo sanad gudihiis si fudud ku sameeyey 22 Milyan oo dollar (Daawo Sawirro)